Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kiis maxkamadeed oo laguha la galay wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Puntland

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in ay saaka bilowdo dhegaysiga dacwad ku saabsan dhoofinta dhirta geed-quwaaxa… Sii akhri

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Qatar

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem.… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dib u soo celinta ciidamada Mareykanka

Posted on May 17, 2022May 18, 2022 by Desk

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey go’aanka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ku ogolaaday inuu dib ugu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada

Posted on May 17, 2022May 17, 2022 by Desk

Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalla Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Kulanka ayaa ahaa hambalyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha cusub ee Xasan Sheekh

Posted on May 17, 2022May 17, 2022 by News Office

Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar hoobiyaal ah ku qaadday saldhiga ciidamada Puntland ee Galgala

Posted on May 17, 2022May 17, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in dabley ka tirsan Al-shabaab ay weerar hoobiyaal ah ku qaadeen saldhiga ciidamada Puntland… Sii akhri

Maraykanka oo baaq u jeediyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Posted on May 17, 2022May 17, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhowaysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya loo doortay Xasan Shiikh Maxamuud. Bayaan ka soo baxay wasaradda… Sii akhri

Dad gaaraya 15 ruux oo ku dhaawacmay shil ka dhacay Gobolka Nugaal

Posted on May 17, 2022May 17, 2022 by News Office

Dad gaaraya 15 ruux ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo gelinkii danbe ee shalay ka dhacay nawaaxiga tuulada Birta-dheer oo… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Posted on May 17, 2022May 17, 2022 by News Office

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. “Waxaan… Sii akhri

Madaxweyne Biden oo saxiixay in ciidamada Mareykanka lagu celiyo Soomaaliya

Posted on May 17, 2022May 17, 2022 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta saxiixay amar boqolaal askari oo Mareykan ah dib ugu celinaya Soomaaliya, si ay uga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close