Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mareykanka oo beeniyay inuu martiqaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

Mareykanka ayaa ka hadlay war saacadihii la soo dhaaday la isla dhexmarayay oo sheegayay in Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu… Sii akhri

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by Desk

Rooble oo ku wareejiyay Imaaraadka lacagtii looga qabtay Muqdisho

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wareejisay Dowladda Imaaraadka Carabta lacag dhan 9.6 Milyan oo Doollar oo bishii… Sii akhri

Maxay ahayd sababta musharaxiintu codka ugu shubeen Xasan Sheekh?

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by Desk

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ahaa raggii ka qaybgalay tartankii dooorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta musharaxiintu… Sii akhri

Wasiir Beyle oo rajo weyn ka muujiyay in Soomaaliya laga cafiyo deymaha

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa rajo xooggan ka muujiyay in Soomaaliya laga cafiyo dhammaan deymaha lagu leeyahay. Wasiirka… Sii akhri

Basaasiinta Shiinaha oo loo haysto inay xog ka ururiyeen mucaaradkooda ku sugan Maraykanka

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by News Office

Muwaadin Mareykan ah iyo afar sarkaal oo ka tirsan Wasaaradda Amniga ee Shiinaha ayaa lagu eedeeyay inay ku lug yeesheen… Sii akhri

Cabdiraxmaan Caynte oo isbarbardhig silloon sameeyay

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka Cabdiraxmaan Ceynte oo u jawaabaya Billow Kerrow, siyaasi Soomaaliyeed, oo mar… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Muqdisho

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by Desk

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka wada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo madaxda… Sii akhri

Somaliland Administration militias capture Boocame district of Puntland

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by cph

Garowe (PP News Desk) — Militias loyal to Somaliland Administration have captured Boocame, a district under the federal jurisdiction of… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isha ku hayn doona dowladda cusub

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo murrashax madaxweyne ahaa, ayaa qorshaynaya inuu isha ku hayo sida dowladda federaalka… Sii akhri

Koox dhisayay musharrax khayre oo jagada Ra’iisul wasaare ka raadinaya Xasan Shiikh Maxamuud

Posted on May 18, 2022May 19, 2022 by News Office

Xildhibaanno laga soo doorto Puntland oo dhisayay musharrixii guulaysan waayay ee Xasan Cali Khayre ayaa bilaabay in ay Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close