Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muuse Cismaan “kama tanaasuli doono in aan mar kale u tartamo xilka Guddoomiyaha degmada Eyl”

Guddoomiyaha degmada Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal Muuse Cismaan Yuusuf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu ka… Sii akhri

Posted on May 2, 2022May 2, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in danyarta la caawiyo

Posted on May 2, 2022May 2, 2022 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Madaxtooyada Villa Somalia, ayaa ummadda Muslimiinta ah iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed… Sii akhri

Soomaaliya iyo inta badan dunida muslimka oo maanta laga iiday

Posted on May 2, 2022May 2, 2022 by News Office

Soomaaliya iyo inta badan dunida muslimka ayay saaka u tahay maalinta kowaad ee iidda Soon-fur. Dhammaan Gobollada Soomaaliya oo ay… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay kulanka Wasiirka Batroolka iyo Xeer Ilaaliyaha?

Posted on May 2, 2022May 2, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Bishii Abriil 21keedii wuxuu Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud u yeeray Wasiirka Batroolka… Sii akhri

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xildhibaan noqday

Posted on May 1, 2022May 1, 2022 by Desk

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#146 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisa maanta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay khilaaf ka taagan Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga

Posted on May 1, 2022May 1, 2022 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray khilaaf ka taagnaa gacan ku… Sii akhri

Ingiriiska oo digniin ka soo saaray weeraro argagixiso oo Al-shabaab qorshaynayaan

Posted on May 1, 2022May 1, 2022 by News Office

Dowladda Ingiriiska ayaa soo saartay digniin ku saabsan weeraro argagixiso iyo af-duubyo ay qorshaynayaan ururka Al-shabaab. Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay… Sii akhri

Maraykanka oo dhinacyada Itoobiya ugu baaqay in ay dhaqan-geliyaan xabbad-joojin

Posted on May 1, 2022May 1, 2022 by News Office

Maraykanka ayaa doonayaa in dhinacyada iska soo horjeeda ee ku lug leh colaadda Itoobiya ay dhaqan geliyaan wadahadalka xabbad-joojinta iyo… Sii akhri

Xog: Fahad Yaasiin oo doonaya in uu mar kale mulkiile ka noqdo dowladda cusub

Posted on May 1, 2022May 1, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya  in madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ay dhisayaan musharrax Xasan Cali Khayre oo u tartamaya… Sii akhri

President Farmaajo and Khaire Deserve Credit for Somalia Security Reform

Posted on May 1, 2022May 1, 2022

Mogadishu (Commentary) — Writing for Hiiraan Online, the former Somalia President Hassan Sheikh Mohamud lauds his record in reforming the Somali Army. “The… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close