Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Biden Sending US Troops Back to Somalia After Trump Pulled Out

Fewer than 500 troops set to be sent to East African nation Biden gave Pentagon authority to target al-Shabaab leaders… Sii akhri

Posted on May 16, 2022May 17, 2022 by cph

Beesha Caalamka oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Posted on May 16, 2022May 16, 2022 by News Office

Saaxiibada Beesha caalamka* ee Soomaaliya waxay Xasan Sheekh Maxamuud ugu hambalyeeyeen doorashada loo doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Madaxweynaha… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo hambalyo u dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Posted on May 16, 2022May 16, 2022 by News Office

Dowladda Ingiriiska ayaa hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya. “Hambalyo Xasan Sheek… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Posted on May 16, 2022May 16, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha waddanka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha xalay la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. “Waxaan rabaa… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo raja fiican ka muujiyay in madaxweynaha cusub horseedo xasilooni siyaasadeed

Posted on May 16, 2022May 16, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa raja fiican ka muujiyay in madaxweynaha cusub ee la doortay uu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Shiikh oo sheegay in aysan jiri doonin wax aargoosi siyaasadeed ah

Posted on May 16, 2022May 16, 2022 by News Office

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad kooba jeediyay kadib markii uu ku guulaystay xilka… Sii akhri

Xasan Sheekh Maxamuud oo markale loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 15, 2022May 16, 2022 by Desk

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale loo doortay madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu wareegga saddexaad uga adkaaday… Sii akhri

Natiijada wareegga labaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 15, 2022May 15, 2022 by Desk

Waxaa goordhow soo idlaaday wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana codadka ugu badan helay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed… Sii akhri

Natiijadda wareegga koowaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 15, 2022May 15, 2022 by Desk

Waxaa goordhow soo idlaaday wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Waxaana cododka ugu badan helay Siciid Cabdullaahi Deni, Maxamed Cabdullaahi… Sii akhri

Toos: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 15, 2022May 15, 2022 by Desk

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close