Puntland: Ciidanka PSF oo Al-shabaab ka saaray dhul ka tirsan Calmis
Taliska Ciidanka xoogga Puntland ee PSF ayaa shaaciyay in ay maleeshiyaadka Al-shabaab ka saareen dhul ka tirsan buuraleyda Calmis ee Gobolka Bari.…
Open this website in Safari first.
Taliska Ciidanka xoogga Puntland ee PSF ayaa shaaciyay in ay maleeshiyaadka Al-shabaab ka saareen dhul ka tirsan buuraleyda Calmis ee Gobolka Bari.…
Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay darbiyada burburay hoostooda, hal todobaad kaddib, dhul-gariirki xoogganaa ee…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha…
Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood, waxayna walaac xooggan ka…
Guddiga Qaran ee la dagaalanka Lacag Dhaqidda iyo ka hortagga Maalgelinta Argagixisada ayaa faray Shirkadaha Isgaarsiinta inay diiwaangeliyaan macaamiisha qaadanaya Sim Kaarada…
Koonfur Afrika ayaa ku dhawaaqday masiibo qaran, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in todobo ka mid ah sagaalka gobol…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqdo magaalada Caluula sida wararku sheegayaan. Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan…
Dowladda Maraykanka ayaa si adag u diiday eedaha uga yimi dalka Shiinaha ee ku saabsan, in Maraykanku uu sannadkii hore dul mariyey…
Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya ,iyadoo tirada…
Laascaanood (Warbixin) — Dagaalka Laascaanood wuxuu tusay Muuse Biixi run laga qarinayay: in caglayaasha Hargeysa ay mushaarka siiso aysan dagaal u gali…