Ra’iisul wasaare Xamse oo shir-gudoomiyay Tiirka Caddaaladda iyo Garsoorka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax Bannaan oo diiradda lagu saaray…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax Bannaan oo diiradda lagu saaray…
Dagaal xooggan ayaa saaka ka socda hareeraha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogagga Daraawiishta…
Isimada dhaqanka Puntland ee ku sugan magaalada Bosaso oo ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa…
Hargeysa (Warbixin) — Waa maxay xiriirka ka dhexeeya Muuse Biixi Cabdi, Madaxwenyaha Maamulka Somaliland iyo qabqablayaashii Muqdisho? 2006dii ayay qabqablayaashii Muqdisho arkeen in awooddoodii sii…
Nayroobi (Ra’yi) — Waa sanadkii 10-naad Ramadaanka nagu soo aaddan iyadoo uu jiro khilaaf doorasho oo sababay dhimasho, dhawac iyo kala aragti…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi. Tirada dhimashada…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICO ayaa sheegay inay 12 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ku dileen weerar dhinaca cirka ay oo…
Dowladda Turkiga ayaa Xabsiga dhigtay 33 qandaraasleyaal dhismo sababo la xiriira cillado dhanka dhismaha ah iyo khaladaad dhismaha la xariiro oo lagu…
Maamulka Somaliland ayaa saaka dagaalkii ugu cuslaa ku qaaday magaalada Laascaanood sida ay ku soo warramayaan goob-joogayaal. Ciidamada Somaliland ayaa maalintii todobaad…