Midawga Yurub oo $414 milyan oo Dollar ku ganaaxay shirkada Meta
Xeer-nidaamiyayaasha Midawga Yurub ayaa Arbacadii waxay malaayiin dollar ku ganaaxeen shirkadda iska leh Facebook ee Meta oo lagu eedeeyey xadgudubyo… Sii akhri
Xeer-nidaamiyayaasha Midawga Yurub ayaa Arbacadii waxay malaayiin dollar ku ganaaxeen shirkadda iska leh Facebook ee Meta oo lagu eedeeyey xadgudubyo… Sii akhri
Dildillaac iyo kala shaki qabiil ku salaysan ayaa ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool. Ilo wareedyo… Sii akhri
Xoogagga Xaq u dirirka Beesha Dhulbahante ayaa saaka si buuxda gacanta ugu haya Laascaanood kadib markii xalay Ciidamada Somaliland dagaal… Sii akhri
Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland ayaa saaka shaaciyay in uu is casilay. Qoraal kooban oo uu… Sii akhri
Faahfaahin dheeriya ayaa laga helaya dagaal culus oo Caawa Laascaanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo xoogag ka tirsan Beesha Dhulbahante.… Sii akhri
Taliska Booliska dowladda ayaa war ka soo saaray qarax fiidkii laga maqlay nagaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Qoraal ka… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa burisay go’aan ka soo baxay maamulka Gobolka Bari oo lagu joojiyay shirarka siyaasadeed ee aysan fasixin dowladda.… Sii akhri
Iska hor-imaad hubaysan oo u dhexeexa Ciidamada Somaliland iyo xoogagga jabhadda SSC ayaa mar kale xalay ka dhacay Laascaanood. Xoogagga… Sii akhri