Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaafiic lagu garaacay Villa Somalia

Ilaa shan qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday madaafiic hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday xarunta… Sii akhri

Posted on January 24, 2023January 24, 2023 by Desk

GAVIN WILLIAMSON AND THE SOMALILAND MASSACRE

Posted on January 24, 2023January 24, 2023 by cph

Former UK defence secretary faces criticism for his staunch support of a breakaway African republic, after its security forces killed… Sii akhri

Kumanaan Shacab ah oo Laascaanood ku soo dhaweeyay Garaad Cabdillaahi Garaad Saleebaan

Posted on January 24, 2023January 24, 2023 by News Office

Garaadka guud ee Beesha Ugaadhyahan Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood. Garaadka Cabdullaahi oo ay… Sii akhri

Somaliland oo sheegtay in aysan Ciidankeeda kala bixi doonin Gobollada SSC

Posted on January 24, 2023January 24, 2023 by News Office

Taliyaha Ciidamada Somaliland Gen. Nuux Taani oo Warbaahinta kula hadlay Taliska Gooja-cadde ee duleedka Laascaanood ayaa shaaciyay in aysan dheg… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan degmada Xarardheere

Posted on January 24, 2023January 24, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Inkastoo aan rasmi ahaan loo ogayn xilliga… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka Isgaarsiinta Teknolojiyada dalalka Carabta

Posted on January 24, 2023January 24, 2023 by News Office

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee… Sii akhri

Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay oo ku wajahan Qaarada Afrika

Posted on January 24, 2023January 24, 2023 by News Office

Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa toddobaadkan u safraysa dalalka Ghana, Mozambique iyo Kenya. Socdaalkeeda ay ku… Sii akhri

Ma Horumar baa Boosaaso Ka Socda Mise Hagrasho?

Posted on January 24, 2023February 8, 2023 by cph

Boosaaso (Ra’yi) — Magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso ayaa ah mid ay ka dheceen heshiisyo beddelay lahaanshaha dekedda kaddib markii… Sii akhri

Culimada Soomaaliyeed oo shir uga furmay Muqdisho

Posted on January 23, 2023January 23, 2023 by Desk

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha culimada Soomaaliyeed. Shirka oo socon doona… Sii akhri

Burkina Faso oo France u qabatay in ay mudda bil ah Ciidankeeda kala baxdo dalkaas

Posted on January 23, 2023 by News Office

Burkina Faso ayaa weydiisatay France inay ciidankeeda dalkaas ugala baxdo muddo bil gudaheed ah, sida ku cad warqad diblomaasi oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close