Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Somaliland ugu baaqay in ay deg deg uga baxdo Gobolka Sool

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah Isimada waaweyn ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan… Sii akhri

Posted on January 1, 2023January 1, 2023 by News Office

Go’aano laga soo saaray xallinta muran dhuleed oo laba beelood ku dhexmaray Mudug

Posted on January 1, 2023January 1, 2023 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa Shir-gudoomiyey wajiga 2aad ee gogol Nabadeed oo ay isku arkayeen kuna wada… Sii akhri

Sida Madaxweyne Muuse Biixi Ula Bixi Karo Ciidanka Ka Jooga Laascaanood

Posted on January 1, 2023January 2, 2023

Toddaabadkan ugu yaraan toban qof ayay ciidammada Somaliland ku dileen Laascaanood; dhaawucu wuxuu kor u dhaafayaa 30 qof. Isla xisaabtan… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay Sharciga Miisaaniyada 2023

Posted on December 31, 2022December 31, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo gudoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub

Posted on December 31, 2022December 31, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka… Sii akhri

PUNSAA oo danbi dagaal ku tilmaantay waxa ka socda Laascaanood

Posted on December 31, 2022December 31, 2022 by News Office

Ururrada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo saaray shacabka lagu laynayo magaalada Laascaanood. War-saxaafadeedka ka soo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee magaalada Laascaanood

Posted on December 31, 2022December 31, 2022 by News Office

Barakac xooggan ayaa ka bilowday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool halkaas oo maalintii shanaad Ciidamada Somaliland ku laynayaan dad… Sii akhri

Roobab ka da’ay Gobollada Puntland

Posted on December 31, 2022December 31, 2022 by News Office

Roobab ayaa saacadihi la soo dhaafay ka da’ay Gobollada kala duwan ee Puntland. Roobabka ayaa laga soo sheegaya in ay… Sii akhri

Xiisad dagaal oo saaka ka aloosan Gobolka Sool

Posted on December 31, 2022December 31, 2022 by News Office

Xiisad dagaal iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saaka oo Sabti ah laga dareemaya guud ahaan Gobolka Sool. Xiisaddan u dhexayaa ciidamada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay xaaladda adag ee ka taagan Laascaanood

Posted on December 30, 2022December 30, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sidaan uga hadlay dhibaatada ka taagan Laascaanood: Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii wax ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close