Xasan Sheekh oo saddex sharci saxiixay
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga…
Baarlamanka Soomaaliya ayaa cod-aqlabiyad leh maanta ku ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta (Data Protection Law). Waa markii u horraysay oo Soomaaliya yeelaneyso…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa shir Guddoomiyey Fadhiga 6-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.…
Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay qabanayso Shir weyne Caalami ah oo ku saabsan Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Puntland. Wasiirka Ganacsiga…
Dowladda Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shabakado ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa…
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaareyaashii hore Xasan Cali Kheyre, Cumar Cabdrashiid Cali Sharmarke, Cabdiweli Cali Gaas, Guddoomiyihii hore Baarlamaanka…
Mogadishu (PP Editorial) — The President of the Federal Republic of Somalia Dr Hassan Sheikh Mohamud granted an interview with Al Jazeera…
Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa sheegtay in la baajiyey macluushii laga cabsi qabay inay ka dhacdo Soomaaliya balse…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen.…
Taliska Somaliland ee Korneyl Muuse Biixi ayaa gebi ahaanba ka baxay xabbad-joojin uu dhawaan ka ballan-qaaday dhex-dhexaadiyaal ka socday Itoobiya. Ciidamada Somaliland…