Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in loo gurmado Turkiga iyo Suuriya

Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay lacag badan ku bixiyaan gurmadka loogu talagalay dadkii… Sii akhri

Posted on February 10, 2023February 10, 2023 by News Office

Somaliland oo beddeshay qorshaheeda weerarka Laascaanood

Posted on February 10, 2023February 10, 2023 by cph

Laascaanood (Warbixin) — Kaddib dagaalkii 6dii Febraayo ka qarxay Laascaanood, maamulka dagaalka goosasho-doonka ah wada wuxuu go’aansaday inuu beddello qorshaha uu ku soo… Sii akhri

Why are Somaliland Forces Shelling Laascaanood?

Posted on February 9, 2023February 22, 2023 by cph

Mogadishu (Editorial) — What can one make of the decision of Somaliland Administration to authorise its forces to shell Laascaanood? Putting at risk… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo isbitaalka Garoowe ku booqday dhaawacyadii Laascaanood

Posted on February 9, 2023February 9, 2023 by News Office

Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka Magaalada Laascaanood ayaa maanta booqday dhawaacyada yaal Cisbitaalka guud ee magaalada Garowe.… Sii akhri

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka iyo Laba hindise Sharciyeed

Posted on February 9, 2023February 9, 2023 by News Office

Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa lagu… Sii akhri

Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi oo isku fahmi la’ Xalka dagaalka Laascaanood

Posted on February 9, 2023February 9, 2023 by News Office

Xogo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaysa in is faham-waa xooggan soo kala dhex galay Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi. Guddoomiyaha… Sii akhri

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Sool oo sheegay in Somaliland xasuuq ka samaysay Laascaanood

Posted on February 9, 2023February 9, 2023 by News Office

Guddoomiye ku xigeenkii Somaliland u qaabilsanaa Gobolka Sool oo dhawaan la magacaabay Saleebaan Diiriye Cabdi Ibraahim ayaa markii u horraysay… Sii akhri

Garad Jama Garad Ismail Calls on Somaliland to Withdraw Its Forces

Posted on February 8, 2023February 22, 2023 by cph

Laascaanood (PP News Desk) — The continued indiscriminate shelling of Laascaanood by Somaliland forces prompted Garad Jama Garad Ismail, an… Sii akhri

Puntland oo magacowday Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada Laascaanood

Posted on February 8, 2023February 8, 2023 by News Office

Boosaaso: 08  February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, magacaabid Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan oo booqanaya Goobihii uu ka dhacay dhul-gariirkii Turkiga

Posted on February 8, 2023February 8, 2023 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u safri doona meelaha ugu daran ee ay saameyeen dhibaatooyinka dhulgariirka, ka dib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close