Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo sheegay in uu xubno ka tirsan Al-shabaab ku dilay duleedka degmada Hobyo

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICO ayaa sheegay inay 12 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ku dileen weerar dhinaca cirka… Sii akhri

Posted on February 12, 2023February 12, 2023 by News Office

Dowladda Turkiga oo xabsiga dhigtay Qandaraaslayaal dhisme

Posted on February 12, 2023February 12, 2023 by News Office

Dowladda Turkiga ayaa Xabsiga dhigtay 33 qandaraasleyaal dhismo sababo la xiriira cillado dhanka dhismaha ah iyo khaladaad dhismaha la xariiro… Sii akhri

Somaliland oo dagaalkii ugu cuslaa saaka ku qaaday Laascaanood

Posted on February 12, 2023February 12, 2023 by News Office

Maamulka Somaliland ayaa saaka dagaalkii ugu cuslaa ku qaaday magaalada Laascaanood sida ay ku soo warramayaan goob-joogayaal. Ciidamada Somaliland ayaa… Sii akhri

Jubaland: Al-shabaab oo weerartay xero ciidan

Posted on February 11, 2023February 11, 2023 by Desk

Kooxda Al-shabaab ayaa saaka weerar ku qaaday xero ciidan oo ku taala degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose. Al-shabaab ayaa… Sii akhri

Dad ka badan 24,000 oo ku dhintay Dhul-gariirka Turkiga iyo Suuriya

Posted on February 11, 2023February 11, 2023 by News Office

Tirada dhimashada ee dadka ku waxyeeloobay Turkiga iyo Suuriya ayaa mareysa in ka badan 24,000,iyadoo dadaalka samatabbixinta ay weli ka… Sii akhri

Dhaqtar saaka ku geeriyooday duqaymaha ka socda Laascaanood

Posted on February 11, 2023February 11, 2023 by News Office

Marxuum Cabdisalaan Muuse Siciid oo kamid ahaa dhaqaatiirta Gargaar Hospital Laascaanood ayaa saaka ku geeriyooday madaafiic ku dhacay qayba kamid… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo maalintii lixaad duqaynaya Laascaanood

Posted on February 11, 2023February 11, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa maalintii lixaad madaafiic iyo hubka waaweyn ku garaacaya magaada Laascaanood. Goob-joogayaal ku sugan Laascaanood ayaa noo xaqiijiyay… Sii akhri

The ceasefire proposed by Somaliland is a dangerous ruse

Posted on February 11, 2023February 22, 2023

Mogadishu (Comment) — The unconditional ceasefire proposed by Somaliland administration in response to the Laascaanood conflict comes in the wake… Sii akhri

Ethiopia “alarmed” by the territorial war in Northern Somalia

Posted on February 10, 2023February 22, 2023 by cph

Addis Ababa (PP News Desk) — The Ethiopian government is monitoring the situation in Northern Somalia where Somaliland administration is waging a territorial… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaal maalintii shanaad ka socda Laascaanood

Posted on February 10, 2023February 10, 2023 by News Office

Dagaal xooggan ayaa maalintii shanaad ka socda buuraha ku yaalla duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close