Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo beeniyay in uu Shiinaha ku basaasay buufinaha joogga sare ku duula

Dowladda Maraykanka ayaa si adag u diiday eedaha uga yimi dalka Shiinaha ee ku saabsan, in Maraykanku uu sannadkii hore… Sii akhri

Posted on February 14, 2023February 14, 2023 by News Office

Khasaaraha dhul-gariirka Turkiga iyo Suuriya oo kordhay

Posted on February 13, 2023February 13, 2023 by News Office

Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya… Sii akhri

Muuse Biixi oo ka niyadjabsan caaglayaashii Laascaanood

Posted on February 13, 2023February 13, 2023 by cph

Laascaanood (Warbixin) — Dagaalka Laascaanood wuxuu tusay Muuse Biixi run laga qarinayay: in caglayaasha Hargeysa ay mushaarka siiso aysan dagaal… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo shir-gudoomiyay Tiirka Caddaaladda iyo Garsoorka

Posted on February 13, 2023February 13, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax Bannaan oo diiradda… Sii akhri

Dagaal xooggan oo maalintii sideedaad ka socda hareeraha Laascaanood

Posted on February 13, 2023February 13, 2023 by News Office

Dagaal xooggan ayaa saaka ka socda hareeraha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo… Sii akhri

Qaar kamid ah Isimada dhaqanka Puntland oo ka hadlay dagaalka Laascaanood

Posted on February 13, 2023February 13, 2023 by News Office

Isimada dhaqanka Puntland ee ku sugan magaalada Bosaso oo ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan xarunta gobolka Sool ee… Sii akhri

Muuse Biixi oo Ka Soo Loox-jiitay Qabqablayaashii Muqdisho

Posted on February 12, 2023February 12, 2023 by cph

Hargeysa (Warbixin) — Waa maxay xiriirka ka dhexeeya Muuse Biixi Cabdi, Madaxwenyaha Maamulka Somaliland iyo qabqablayaashii Muqdisho? 2006dii ayay qabqablayaashii Muqdisho arkeen in… Sii akhri

Sooyaalka doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Puntland 2013-2023

Posted on February 12, 2023February 12, 2023

Nayroobi (Ra’yi) — Waa sanadkii 10-naad Ramadaanka nagu soo aaddan iyadoo uu jiro khilaaf doorasho oo sababay dhimasho, dhawac iyo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo Qaramada Midoobay kala hadlay Arrimaha Barakacayaasha

Posted on February 12, 2023February 12, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud… Sii akhri

In ka badan 29 kun oo ku dhintay dhul-gariirka Turkiga iyo Suuriya

Posted on February 12, 2023February 12, 2023 by News Office

Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close