Cali Xaaji Warsame: Doorasho qof iyo cod waxaa lagu hirgelin karaa oo kaliya heshiis loo dhan yahay
Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in doorashada goleyaasha deegaanka ee qof iyo cod lagu hirgelin… Sii akhri
Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in doorashada goleyaasha deegaanka ee qof iyo cod lagu hirgelin… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo… Sii akhri
Urur siyaasadeedka Dhalinyarada Puntland- PYPA ayaa digniin ka soo saaray diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu muransan yahay ee Puntland Bayaan ka soo… Sii akhri
Shacabka degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maanta sameeyay mudaharaad ay uga soo horjeedaan Somaliland, kaddib markii ciidamada maamulkaas ay… Sii akhri
Xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa saaka joojisay tababar magaalada Garroowe uga socday shaqaale loogu tala-galay in ay diiwaan-gelinta ka sameeyaan Gobolka… Sii akhri
War-murtiyeed ayaa ka soo baxay shirkii dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ee ka socday magaalada Baydhabo, waxaana heshiis gaaray dhinacyadii… Sii akhri
Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku sugan duleedka Garoowe ayaa ka horyimid diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu murasan yahay ee Puntland.… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, oo Madaxweynuhu dhowaan ku dhawaaqay in… Sii akhri
Marwo Ilhan Omar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Maraykanka ayaa xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka. Xubnaha… Sii akhri