Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ilhan Omar oo xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka

Marwo Ilhan Omar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Maraykanka ayaa xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka. Xubnaha… Sii akhri

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Dowladda Kenya oo 10 sano kadib dib u furaysa Xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay Soomaaliya la wadaagto, taasoo qayb ka ah dadaallada… Sii akhri

Aadan Madoobe iyo Mustafa Şentop oo wada-hadal gaar ah yeeshay

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka… Sii akhri

Maxay PDRC u wiiqdaa isku duubnida dadka Puntland?

Posted on February 3, 2023February 8, 2023 by cph

Hay’adda horumarinta cilmi baarista (PDRC), oo la asaasay 1999kii, waxay soo saartay qoraallo badan oo ku saabsan nabadeynta iyo dowlad… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhaba

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Madaxweynaha  dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka… Sii akhri

Bayaan adag oo laga soo saaray Arrinta SSC iyo baaq loo diray dowladda Soomaaliya

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, ayaa baaq adag ka soo saaray arrinta… Sii akhri

Dowladda Iran oo ku eedaysay Israel in ay soo weerartay dalkeeda

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Dowladda Iran ayaa ku eedaysay dalka Israel inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay u adeegsadeen, weerar ay ku qaadeen magaalada… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Golaha Wakiilada Maraykanka

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda,… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay ku xigeenka Xoghayaha difaaca Talyaaniga

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku xiran Xabsiyada Puntland

Posted on February 2, 2023February 2, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 007 ee 29ka January, 2022, kuna saabsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close