Xukuumadda Puntland oo qodaalka Fiber Optic-ga ka joojisay shirkadda SOMTEL
Xukuumadda Puntland ayaa maanta shirkadda isgaarsiinta SOMTEL ka joojisay qodaalka xarigga Fiber Optic-ga. Wareegto ka soo baxday wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland…