Dikreeto: Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland iyo ku xigeenkiisa labaad oo la magacaabay
Garoowe: 24 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee 24-ta October, 2023,…
Open this website in Safari first.
Garoowe: 24 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee 24-ta October, 2023,…
Guddiga doorashada Puntland ee PEC ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada madaxtinimada Puntland ee sannadka 2024. War-saxaafadeed ka soo baxay…
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay dowladda Sweden iyo hay’adda UNSOM.…
Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in 29 ka mida shaqaaleheeda, lagu dilay Gaza, tan iyo markii uu bilaabmay…
Maxkamadda ciidamadaJubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku xukuntay nin lagu helay in uu hore dil uga geystay magaalada Kismaayo. Gacan…
Askari Israa’iili ah ayaa lagu dilay Qasa, kuwa kale na waa lagu dhaawacay xilli ay iskudayayeen inay soo furtaan dadka ay Xamaas…
Boqor Burhaan boqor Muuse oo ka soo kicitimay magaalada Qardho ayaa maanta soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe. Boqorka waxaa magaalada Garoowe…
Israa’iil ayaa xalay duqeymo ba’an ka fulisay Gaza kadib markii ay ka digtay inay xoojinayso duqeymaha ka hor duullaanka dhulka. Xamaas ayaa…
Guddoomiyaha xisbiga Mustaqbal ee Puntland Maxamed Ismaaciil Siibad ayaa ka horyimid baaq xisbiyada qaar ka soo saareen doorashada madaxtinimada Puntland ee 2024.…
Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta dowladda Soomaaliya mudane Cabdiweli Timacadde ayaa Xarunta hay’adda waxaa uu kulan gaar ah kula qaatay Gudiga Rugta…