Garoowe: Baaq laga soo saaray doorashada Puntland ee 2024
Saddex kamid ah xisbiyada siyaasadda Puntland oo hore shuraako ula ahaa xukuumadda Siciid Deni ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada 2024.…
Open this website in Safari first.
Saddex kamid ah xisbiyada siyaasadda Puntland oo hore shuraako ula ahaa xukuumadda Siciid Deni ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada 2024.…
Waxaa marinka Rafax ee isku xira Masar iyo Gaza Sabtida maanta ah ka gudbay kolonyadii ugu horeysay ee sidda gargaar bini’aadantinimo ah…
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taalla duleedka Muqdisho. Ugu…
Koofur Galbeed ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay saddex askari oo loo heysto dil ay hore uga geysteen degaanada maamulkaasi.…
Safaaradda Mareykanka ee Israa’iil ayaa sheegtay in la furi doono marinka Rafah ee xadka Masar iyo Qaza maanta oo Sabti ah. Marinkaas…
Muqdisho (Wararka PP) — Dowladda Itoobiya waxay dhowaan shaacisay baahida ay u qabto inay xeeb yeelato. Seddex dal ayaa ku soo dhacay maskaxda dadka…
Boqor Burhaan boqor Muuse ayaa soo dhaweeyay go’aanka dowladda Soomaaliya ku aqoonsatay Maamulka SSC-Khaatumo. Boqor Burhaan ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya uga mahadceliyay…
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa sida wararku tibaaxayaan maalmahan degmada Caynaba ka ururinaya maleeshiyaad hubaysan oo loo daabulayo dhinaca hawdka.…
Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska Rishi Sunak ayaa maanta u safraya waddanka Masar si uu wadahadallo ku saabsan xaaladda Israa’iil iyo Gaza ula…
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday Aqoonsiga Maamulka SSC-Khaatumo. War-saxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayay ku caddaysay…