Baarlamanka Puntland oo Khamiista cod u qaadaya Wax-ka beddelka xeerka doorashooyinka qof iyo cod
Xildhibaannada Baarlamanka dowladda Puntland ayaa sida lagu wado Khamiista berri ah cod u qaadi doona wax-ka beddelka xeerka doorashooyinka qof iyo cod.…