Xabbad-joojintii Israa’iil iyo Xamaas oo ka dhaqan-gashay Marinka Gaza
Xabbad-joojin afar maalmood ah oo ay ku heshiiyeen Xamaas iyo Israa’iil ayaa Gaza ka dhaqan gashay markii ugu horreysay toddoba isbuuc oo…
Open this website in Safari first.
Xabbad-joojin afar maalmood ah oo ay ku heshiiyeen Xamaas iyo Israa’iil ayaa Gaza ka dhaqan gashay markii ugu horreysay toddoba isbuuc oo…
Dowladda Puntland ayaa si cad uga soo hortimid wax ka badelka Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ku tilmaamtay mid laga lee yahay…
Wax-ka beddelka xeerka doorashooyinka qof iyo cod oo qorshuhu ahaa in Baarlamanka Puntland uu saaka ka doodi ayaa dib loo dhigay kadib…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya qeybo kamid…
Isra’iill ayaa xalay sheegtay, in sii deynta ilaa 50 qof oo ka mid ah Israa’iiliyiinta u afduuban Xamaas aysan dhici doonin ka…
Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka SSC-khaatumo oo Garoowe ku sugan ayaa xalay kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Isimada SSC ayaa…
Iska hor-imaad ciidan ayaa mar kale saaka dib uga bilowday jiidda Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool. Dhawaqa rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa…
Wararka ka imaanaya jiidda Qorulugud ee gobolka Togdheer ayaa xaqiijinaya in uu halkaas ka socdo dagaal xooggan. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii…
Maamulka SSC-Khaatumo ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka ka socda degaanka Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool. War-saxaafadeed ka soo baxay…
Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo saaka ka qarxay jiidda Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool. Dagaalka oo weli…