Xaaladda Garoowe oo saaka deggan kadib xiisad laga dareemay shalay
Xaaladda magaalada Garoowe oo saacadihii la soo dhaafay laga dareemay dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa u muuqata saaka mid deggan. Weli lama soo…
Open this website in Safari first.
Xaaladda magaalada Garoowe oo saacadihii la soo dhaafay laga dareemay dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa u muuqata saaka mid deggan. Weli lama soo…
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa shil gaari oo xalay ka dhacay goollada degaanka Xaaji Khayr oo ka tirsan gobolka Nugaal.…
Fadhigii Baarlamanka Puntland ee Isniinta berri ah ayaa gebi ahaanba la baajiyay, sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay. Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland…
Xiisad iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa maanta laga dareemaya magaalada Garoowe kadib markii halkaas dowladdu ku soo daabushay cutubyo ka tirsan ciidanka PMPF.…
Dagaal beeleed xooggan ayaa saaka ka socda degaanka Sheerbi oo ka tirsan degmada Waaciye ee gobolka Karkaar. Khasaare kala duwan oo dhimasho…
Dowladda Soomaaliya ayaa safiirkii ugu horreysay ee abid u dirtay waddanka Eritrea sida uu xaqiijiyay wasiirka Warfaafinta Eritrea. Cumar Idiris, oo horey…
Dowlaada Finland ayaa maanta oo Sabti ah xirtay afar barood oo ku yaal xadka ay la wadaagto Ruushka iyadoo doonaysa in ay…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa markale maanta dhegaysatay garmaqalka 10 eedaysane oo loo haysto Argagixisanimo. Eedaysanayaasha ayaa qaarkood safar u…
Ciidanka Booliska Puntland gacanta ku soo dhigay gaari nooca loo yaqaan Probox-ta oo xalay lagu dhacay magaalada Gaalkacyo. Gaariga oo laga dhacay…
Maamulka gobolka Banaadir iyo Shacabka oo is kaashanaya ayaa ku guuleystay deminta dab xooggan oo xalay qabsaday qeybo kamid ah suuqa Xamarweyne.…