Wararkii u danbeeyay ee duqaymaha Israa’iil ka waddo Marinka GAZA
Israa’iil ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba go’doominayso Marinka Gaza, taasoo la micno ah in ay ka jarayso cunnada,… Sii akhri
Israa’iil ayaa ku dhawaaqday in ay gebi ahaanba go’doominayso Marinka Gaza, taasoo la micno ah in ay ka jarayso cunnada,… Sii akhri
Shirweynaha mucaaradka Puntland ayaa lagu wadaa in uu saaka ka furmo beerta ARLO oo ka yara baxsan caasimadda Garoowe. Shirweynaha… Sii akhri
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka, iyo Dib U Heshisiinta… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa soo saartay go’aanno u muuqda kuwa lagu cabburinayo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee imaanaya Garoowe. Guddiga Nabad-galyada Gobolka… Sii akhri
Siyaasadda muranka dhalisay ee dowladda Ingiriiska ee lagu joojinayo qulqulka muhaajiriinta ayaa toddobaadkan wajahaysa, mid ka mid ah caqabadaha ugu… Sii akhri
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta dhexe ee hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Axadda maanta ah ka digay in uu dhacayo dagaal “dheer oo adag”, xilli dagaalka… Sii akhri
Tirada dadka ku dhintay dhulgariirrada xoogga badan ee galbeedka Afgaanistaan ayaa lagu qiyaasay 2000 oo qof, sida uu ka dhawaajiyay… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas uu xalay ka dhacay dagaal xooggan. Dagaalka… Sii akhri