Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xaakin federaali ah oo ogolaaday in Maraykanka la keeno 3,000 oo magangelyo doon ah bishii

Xaakin federaali ah oo fadhigiisu yahay gobolka Texas ee dalkan Maraykanka taageeray qayb ka mida siyaasadda madaxweyne Biden ee uu… Sii akhri

Posted on March 10, 2024March 10, 2024 by News Office

Maxaa ka soo kordhay dadaalladii diblomaasiyeed ee laga dhex waday Soomaaliya iyo Itoobiya?

Posted on March 9, 2024March 9, 2024 by News Office

Dadaallo diblomaasiyeed oo ay riixayaan Kenya iyo Jabuuti, si loo xalliyo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa in… Sii akhri

NISA oo gacanta ku dhigtay Mas’uul ka tirsanaan jiray Gobolka Banaadir oo ku eedaysan Shabaabnimo

Posted on March 9, 2024March 9, 2024 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay Abuukar Axmed… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in uusan mar kale u tartami doonin Madaxweynaha Turkiga

Posted on March 9, 2024March 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in doorashada dowladaha hoose ee la qorsheeyay in ay la qabto 31-ka Maarso… Sii akhri

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ansixiyay Qaraar ku baaqaya Xabbad-joojin ka hirgasha Suudaan

Posted on March 9, 2024March 9, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u ansixiyay qaraar ku baaqaya xabad-joojin ka dhaqan-gasha dalka Suudaan inta… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Maraykanka oo loo xiray in uu bixiyay macluumaad xasaasi ah

Posted on March 9, 2024March 9, 2024 by News Office

Sarkaal ka tirsan ciidanka Maraykanka ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyey bixinta macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan… Sii akhri

Itoobiya oo ka fekeraysa in ay meesha ka saarto is afgaradkii badda ee ay la gashay Somaliland

Posted on March 8, 2024March 8, 2024 by News Office

Dowladda Itoobiya ayaa ka fekeraysa in ay gebi ahaanba ka laabato is afgaradkii badda ee muranka xooggan dhaliyay ee ay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday Heshiis Shidaal baaris ah

Posted on March 8, 2024March 8, 2024 by News Office

Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay kala saxiixdeen heshiis shidaal looga baarayo dalka Soomaaliya bad iyo berriba. … Sii akhri

Antonio Guterres oo ku baaqay in xabbad joojin laga hirgeliyo dalka Suudaan

Posted on March 8, 2024March 8, 2024 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay in xabbad joojin laga hirgeliyo dalka Suudaan inta lagu jiro… Sii akhri

Maraykanka oo ku dhawaaqay in uu xeebta Gaza ka dhisi doono marin lagu gudbiyo sahayda Gargaarka

Posted on March 8, 2024March 8, 2024 by News Office

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku uu xeebta Gaza ka dhisi doono marin ku meel gaar ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close