Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xuuthiyiinta Yemen oo weeray Markab laga lee yahay Maraykanka

Xuuthiyiinta Yemen ayaa weerar gantaallo ah ku bartilmaameedsaday markabka Konteenarada qaada ee lagu magacaabo Pinocchio. Markabka oo laga leeyahay dalka… Sii akhri

Posted on March 12, 2024March 12, 2024 by News Office

Ciidamada dowladda oo ka soo baxay Bacaadweyne, Caad iyo Camaara oo ka tirsan Koonfurta Mudug

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Bacaadweyne ee koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in gebi ahaanba ay maanta halkaasi isaga baxeen ciidamadii… Sii akhri

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo Maanta Ansixiyay Golaha Xukuumadda cusub

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo Saaka u ballansan ansixinta Xukuumadda Cusub

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in ay Saaka ansixiyaan Golaha Xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweyne Deni.… Sii akhri

Ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda Caalamiga ah oo hawlgal culus ka fuliyay gobolka Shabeellada Hoose

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay hawlgal qorshaysan oo ciidamada dowladda iyo saaxiibadooda caalamiga ah ku beegsadeen maleeshiyaadka Alshabaab.… Sii akhri

Inta badan dunida Muslimka oo Maanta laga sooman yahay

Posted on March 11, 2024March 11, 2024 by News Office

Maanta oo ku beegan 11 Maarso ayay inta badan dunida Muslimku bilaabeen Soonka ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Bilashada bisha… Sii akhri

Puntland: Taliye Aadan Muuse Jaamac oo beeniyay in uu laaluush ku sii daayay eedaysane

Posted on March 10, 2024March 10, 2024 by News Office

Taliyaha Laanta C.I.D-da Gobolka Bari G/dhexe Aadan Muuse Jaamac oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si adag u… Sii akhri

Dab xooggan oo saaka aroortii hore ka kacay suuqa Bakaaraha Muqdisho

Posted on March 10, 2024March 10, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka aroortii hore dab xooggan uu ka kacay suuqa weyn eeĀ  Bakaaaraha.… Sii akhri

Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in aysan joojin doonin taageerada Hub ee Maraykanku siiyo Israa’iil

Posted on March 10, 2024March 10, 2024 by News Office

Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden ayaa waraysi uu siiyay telefishinka MSNBC wuxuu ku sheegay ina ysan jiri doonin wax khad cas… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru Dawlayaal cusub

Posted on March 10, 2024March 10, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhammaystiray Golihiisa Xukuumadda cusub isaga oo magacaabay Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiru-dawlayaal. Mas’uuliyiinta uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close