Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay gobolka Mudug

Roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay degmada Buursaalax ee gobolka Mudug ayaa sababay dhimashada nabadoon Cabdinaasir Axmed Maxamuud oo… Sii akhri

Posted on June 18, 2026June 18, 2026 by Desk

Muxuu yahay ajandaha kalfadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland?

Posted on June 18, 2026June 18, 2026 by Desk

Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta oo khamiis ah shaaciyay ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhigooda 58-aad oo furmay 15-kii bishaan Juun,… Sii akhri

Sida Siyaad Barre iyo Cabdiraxmaan Cirro u Tijaabiyeen Soomaalida

Posted on June 17, 2026June 17, 2026

Labo imtiixaan oo Soomaalidu soo martay 50 Sano gudahood, way ku dheceen labadaba, wayna ka qoomameeyeen Hargeysa (Faallo)  — Dad… Sii akhri

Trump Praises Iranian Negotiators and Rejects Regime Change Agenda

Posted on June 17, 2026June 17, 2026 by cph

Washington (PP News Desk) — At the G7 summit, President Donald Trump described Iranian negotiators as “rational, smart and strong”… Sii akhri

Kooxo burcadbadeed ah oo weeraray labo markab

Posted on June 17, 2026June 17, 2026 by Desk

Kooxo burcadbadeed ah ayaa labo markab oo ganacsi ku weeraray marin-biyoodka Gacanka Cadmeed iyo xeebaha Bari ee Puntland, kuwaas oo… Sii akhri

Trump’s eyes on the prize in Africa

Posted on June 17, 2026June 17, 2026

The Trump administration is trying to bridge Libya’s political divide as part of its push for US energy dominance. In… Sii akhri

Garoowe: Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo la kulmay Faroole

Posted on June 17, 2026June 17, 2026 by Desk

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland, gaar ahaan kuwa laga soo doorto gobolka Nugaal ayaa caawa kulan la yeeshay madaxweynihii hore… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan xiriirka Hargeysa iyo Tel Aviv

Posted on June 16, 2026June 16, 2026 by Desk

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay si weyn ugu walaansan tahay xiriirka Israa’iil… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay safar uu ku tagay Muqdisho

Posted on June 16, 2026June 16, 2026 by Desk

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Aadan Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda… Sii akhri

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka soo muuqday ololaha Liibaan Shuluq

Posted on June 16, 2026June 16, 2026 by Desk

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed ayaa shalay ka soo muuqday kulan olole ah oo dhexmaray musharaxa ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close