Shirka madaxda Soomaalida oo ka furmay magalada Muqdisho
Muqdisho-(PuntlandPost) Shirka madaxda mamulada dalka iyo Dowladda Federaalka uga arrin sanayaan doorashada 2016 nooca lagu wajahyo ayaa galabta ka furmay xarunta madaxtooyadda…
Open this website in Safari first.
Muqdisho-(PuntlandPost) Shirka madaxda mamulada dalka iyo Dowladda Federaalka uga arrin sanayaan doorashada 2016 nooca lagu wajahyo ayaa galabta ka furmay xarunta madaxtooyadda…
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay gaaray magalada Xamar ayaa maanta gurigiisa kula kulmay wasiirka koowaad ee dalka…
Kampala-(Puntland Post)- Hogaamiyayaasha Midowga Afrika qaar ka mid ah ayaa kulan ku yeeshay magaalada Kampala ee Caasumadda dalka Uganda,waxayna kulanka diirada ku…
Baydhabo-(Puntland Post)- Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta ku wajaha magaalada Muqdisho oo dhawaan uu ka furmi doono…
Baran-(Puntland Post) Deegaano ka tirsan dhulka daaqsinka leh ee Gobalka Sanaag ayaa waxaa ka samaymey boholo kuwaasoo saamayn ku yeeshay deegaanka iyo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisii ayaa Caawa 24-Jan-2016 kulan casho ah oo uu u sameeyey safiir Imaaraad Carabta …
Muqdisho-(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta gaaray magalada Muqdisho, halkaasoo lagu wado maalmaha soo socda…
Bosaso-(Puntland Post) Wasiirka haweenka iyo horumarinta arrimaha bulsahda Puntland Anisa Cabdiqaadir Muumin ayaa maanta booqatay iskuul danyarta wax lagu baro oo ku…
Boosaso-(Puntland Post)- Ururka shaqo doon Puntland-Somalia iyo Micro Dahab ayaa shaqo abuur u sameeyey dhalinyaro isugu jirtay gabdho iyo wiilal, kadib markii dhalinyaradaasi…
Garowe-(Puntland Post) Tabobar ku saabsan xuquuqul Insaanka ayaa 25 saxafi oo reer Puntland ah uga furmay xarunta UNSOM ee Garowe. Tabobarkan waxaa…