Maxaa hor yaala Gudiga cusub ee Doorashooyinka Puntland?
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 15-February,2016 si rasmi ah ugu dhawaaqay Gudiga Doorashooyinka Puntland, Madaxweynaha oo xaq u…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 15-February,2016 si rasmi ah ugu dhawaaqay Gudiga Doorashooyinka Puntland, Madaxweynaha oo xaq u…
GAROWE-(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole ayaa maanta magalo madaxda Garowe kula kulmay Ergayga wakiilka uga ah Midowga Yurub arrimaha Soomaaliya…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 Feb, 2016 Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Danjiraha…
GAROWE(Puntland Post) Galida imtixaankan loogu tartamayo 9-ka boos ee ka banaan Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland waxaa soo dalbaday 588 Dhalinyaro oo Rag…
Garowe-(Puntland Post)-Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quran Jecel ayaa warbaahinta galabta u akhriyey guddiga doorashooyinka Puntland oo ka kooban shan xubnood…
Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14, 2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND. Markuu arkay: Dastuurka Puntland; Markuu tixgeliyey: …
Garowe(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Dalka Uganda ayaa saakay barqadii xiray Hogaamiyaha Xisbiga FDC ahna Murashax u oraadaya xilka Madaxtinimada Dalkaasi, Kiiza Besigye ayaa…
Xeer Madaxweyne Lr.15, February 14, 2016, kuna saabsan Magcaabid Xubnaha Guddiga Doorashada Puntland. MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND. Markuu arkay: Dastuurka Puntland; Markuu tixgeliyey: …
Muqdisho-(Puntland Post)-Guddiga ay warbaahinta qaarkeed u xilsaartay khilaafka ka dhextaagan Ururka NUSOJ ayaa maanta la hadlay warbaahinta, waxayna sheegeen inay la kulmeen…
Muqdisho-(Puntland Post)-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow lagu dilay magaalada Muqdisho wasiirkii hore ee gaashaan-dhigga Soomaaliya,xukuumadda Nuur Cadde. Marxuum:Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo…