Quran jecel oo warbaahinta u akhriyey guddiga doorashooyinka

Garowe-(Puntland Post)-Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quran Jecel ayaa warbaahinta galabta u akhriyey guddiga doorashooyinka Puntland oo ka kooban shan xubnood iyo hoghayaha oo madaxweyne Gaas uu magacaabay.

Halkan Dhagayso codka Quran jecel.