Qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka xarunta Maamulka Gobalka Banaadir ee Muqdisho
Muqdisho(Puntland Post)-Qarax aad u xogan ayaa goor dhawayd laga maqlay meel sidaa ugu fogayn xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Muqdisho oo ah…
Open this website in Safari first.
Muqdisho(Puntland Post)-Qarax aad u xogan ayaa goor dhawayd laga maqlay meel sidaa ugu fogayn xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Muqdisho oo ah…
Gaalkacyo(Puntland Post) Howlgalo ammaanka lagu adkaynayo ayaa laga bilaabay magalo madaxda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo. Goobaha dadku ku badan yihiin iyo wadooyinka…
Jawhar(Puntland Post)-Waxaa fiidnimadii Xalay lagu Qabtay howlka Shirka Maamulka Usameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe xaflada loogu diyaar garoobayo Wejiga labaad ee shirka…
Muqdisho-(Puntland Post) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa goordhow fagaaraha School Polozia ee degmada Xamar Jajab ku toogtay Xasan…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 10-April-2016-ka Qasriga Madaxtooyada Villa Soomaaliya kaga qayb galay shir hordhac ah oo…
Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa maanta oo Axad ah kulan balaaran kula qaatay xarunta madaxtooyada Garowe qaar…
Wajeer-Kenya-(Puntland Post)-Dabley hubeysan oo la aaminsanyahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabab ayaa weerar ku qaadday xarun ay booliska Kenya ku leeyihiin tuulo…
Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’aysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke,ayaa shaaca ka qaaday in shirka dib u eegista dastuurka dalka la qorsheynayo…
New Delhi-(Puntland Post)-Ugu yaraan boqol ruux ayaa ku geeriyootay boqolaal kalena wey ku dhaawacmeen dab maanta qabsaday goob macbad ah oo ku…
Muqdisho-(Puntland Post)-Waxaa maanta uu dib u dhac hal cisho ah ku yimi qabsoomidda shirka kal-fadhigii siddeedaad ee golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya,ka dib…