Galmudug oo sheegtay Al-shabaab inay is-abaabul xoogan kawado Koonfurta Mudug
Cadaado(Puntland Post)-Wasiirka Amniga Maamul Gobaleedka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar-dhuleed) oo la hadlaayey Warbaahinta ayaa sheegay inay Al-shabaab dhaq-dhaqaaqyo xoogan iyo Isbaabul…