R/W Somaaliya oo Wasiir cusub u Magacaabay Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta
Mugdisho-(Puntland Post) Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa xilka qaadis ku sameeyey wasiirkii wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta ee…