Baarlamaanka Puntland ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay guddiga doorashooyinka
Garowe(Puntland Post) Barlamaanka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland, guddigaas oo shalay horyimid…
Open this website in Safari first.
Garowe(Puntland Post) Barlamaanka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland, guddigaas oo shalay horyimid…
Jariiban(Puntland Post)-Gudoomiyaha Degmadda Jariiban ee Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Waraysi siiyey Idaacada Maxali ah oo ku taal Magaalada Gaalkacayo ayaa…
Muqdisho(Puntland Post)-Saraakiil katirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tababar la xariira aqoon kororsi loogu qaaday Dalka Talyaaniga, Ciidankan oo gaaraaya 30 Sarkaal ayaa…
Garowe(Puntland Post) Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan “Karaash” ayaa safar shaqo ku tagay deegaano kala duwan oo hoos taga…
Garowe(Puntland Post) Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Axad ah Cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Gudiga Doorashooyinka Dawlada Puntland, oo lagu wado…
Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo shalay daah furay kalfadhiga aan caadi ahayn oo uu Baarlamaanka Puntland ku…
Garowe(Puntland Post)-Dawlada Puntland waxay ku dhawaaqday Bartamihii Bishii Febraayo Gudiga gurmadka abaaraha oo u Madax u yahay Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng…
Marwada Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr’s Hodon Siciid Ciise ayaa maanta 23-April-2016 ka qayb gashay shirweyne looga hadlayey dabar goynta gudniinka gabdhaha oo…
Puntland Post-(muqdisho) Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaal Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay inay ka sugayaan Ra’iisul Wasaaraha Somaliya maalmaha soo socda…
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Siiriya ayaa sheegay in rabshadaha ka socda dalkaas ay galaafeen 400,000 oo qof ilaa hadda. Staffan…