Magalada Hargeysa oo maanta si ballaaran looga ciiday
Hargaysa(Puntland Post) magalada Hargaysa xarunta Somaliland ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana sallaada ciida lagu tukaday masaajidka Jaamaca oo uu dadwaynaha…
Open this website in Safari first.
Hargaysa(Puntland Post) magalada Hargaysa xarunta Somaliland ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana sallaada ciida lagu tukaday masaajidka Jaamaca oo uu dadwaynaha…
Garowe-(Puntlandpost)-Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa boqolaal dadweyne ah kala qayb-galay munaasabada Ciidulfidriga oo ka dhacday garoonka Ciyaaraha…
Magaalooyinka Puntlan ayaa maanta si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee ciidul Fitriga ka dib…
Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Warbaahinta Puntland Post waxay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga awgeed u dirayaan dhammaan Umadda Muslimiinta ah oo shacabka…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 05-July-2016 hambalyada ciidul fidriga u diray dhammaan muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab-weynaha…
Muqdisho-(Puntland Post) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey qaraxii xalay ka dhacay magaalada barakeysan ee Madiinah al-Munawarah. War saxaafadeed ka soo…
Muqdisho-(Puntland Post) Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ay…
Garowe-(Puntlandpost)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dawladda Puntland ayaa maanta oo taariikhdu tahay 05 July 2016, si rasmi ah u shaacisay Natiijada…
Dowladda hoose ee degmadda Bosaso ayaa 180 qoys oo dadka danyarta ah ee ku nool xaafadaha magaaladda bosaso waxay u qaybisay dhar…