Puntland Post oo Hambalyo u diraysa Umadda Muslimiinta Munaasabada Ciidul Fidriga

CIID WANAAGSAN
CIID WANAAGSAN

Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Warbaahinta Puntland Post waxay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Fidriga awgeed u dirayaan dhammaan Umadda Muslimiinta ah oo shacabka Soomaaliyeed ay ugu horeeyaan waxaana leenahay CIID WANAAGSAN, CIID WANAAGSAN.

waxayna ALLE uga baryayaan inuu sanadkan kiisa kale ku gaarsiiyo Nabad, Caafimaad iyo Barwaaqo Aamiin.

PUNTLAND POST