Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay waxgaradka gobolka Bari

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Bari, kaas… Sii akhri

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka oo shuruudo ku xiray gogosha uu dhigay madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku midaysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ee siyaasiyiinta Muqdsho ayaa ka jawaabay gogosha… Sii akhri

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka fuliyay Calmiskaad

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya ciidamada Puntland uu shalay duqeyn dhanka cirka ah ka… Sii akhri

Waa sidee xaaladda magaalada Qardho?

Posted on May 5, 2026May 5, 2026 by Desk

Xaaladda magaalada Qardho ayaa maanta deggan, waxaana dib u soo laabanaya dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa ee bulshada, kaddib shaqaaqadii shalay halkaas… Sii akhri

Qardho: Ganacsade aano loo dilay

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Maxamed Axmed Shire Faarax oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada Qardho ayaa maanta lagu dilay xarun ganacsi oo uu ku… Sii akhri

Tartanka caasimadaha gobollada Puntland: Martigeliyaasha oo la garaacay

Posted on May 4, 2026May 5, 2026 by Desk

Garoonka Shuhadada ee magaalada Boosaaso waxaa galabta ka furmay tartanka caasimadaha gobollada Puntland, waxaana lagu daahfuray xulalka degmooyinka Boosaaso iyo… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidan jabiyay digniin uu jeediyay madaxweye Deni

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Ururka 11-aad (Kaah) ee ciidamada daraawiishta Puntland ayaa sheegay in ay afar askari ka dhaawacmeen, kaddib dagaal habeenimadii xalay ka… Sii akhri

Puntland oo ku eedeeysay Federaalka soo laabashada Burcad-badeeda

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Puntland ayaa ku eedeeysay dowladda Federaalka Soomaaliya ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay ku lug leedahay falalka burcadbadeeda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray garoonka kubadda cagta Boosaaso

Posted on May 4, 2026May 4, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa xarigga ka jaray garoonka kubadda cagta magaalada Boosaaso, kaas oo loogu magac-daray Shuhaadada… Sii akhri

Jadwalka doorashooyinka dowlad goboleedyada oo la shaaciyay

Posted on May 3, 2026May 3, 2026 by Desk

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay jadwalka dhameystiran ee doorashooyinka dowlad goboleedyada, kaas oo isugu jira goleyaasha iyo madaxtinimada. Guddigu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close