Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukun Lagu Riday Dad Loo Soo Qabtay Ka Ganacsiga Khamriga

Ciidamada amaanka Maamulka Somali-land ee Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaa gacanta ku dhigay khamri tiro badan iyo ragii… Sii akhri

Posted on April 17, 2017April 17, 2017 by Cowke

Turkiga oo u codeeyay Awooda Nidaamka Madaxweynaha

Posted on April 17, 2017April 17, 2017 by Desk

Xisbiga talada dalka Turkiga haya ayaa  ku guulaystay Afti Shalay dastuurka wax looga badalayey oo ka dhacday dalkaas. Gudiga doorashooyinka… Sii akhri

Ciidanka PSF Puntland oo u gurmaday qoysas ku barakacay abaarta

Posted on April 16, 2017April 17, 2017 by Dhiirane

Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay in ka badan 200 oo qoys oo ku nool deegaano ka tirsan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay shir looga hadlayo abaarta Somalia

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 April 2017 ka qaybgalay kulan lagaga hadlayey xaalada abaareed… Sii akhri

Midowga Jaaliyadda Puntland oo daawo 4 ton ah usoo dirtay Somalia

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Dhiirane

Midowga Jaaliyadaha Puntland ee Qaaradda YURUB ayaa deeq daawo oo 4 ton ah maanta usoo diray Wasaaradda Caafimaadka Puntland, Wuxuuna… Sii akhri

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo heshiis la saxiixday maamulka degmada Gaalkacyo

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa kala saxiixday barnaamij tijaabo ah oo is afgarad kaas oo ah baahinta… Sii akhri

Maydadka Laba Ruux oo la dilay oo lagu arkay Xeebaha Durduri ee Gobolka Sanaag

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Cowke

Maydadka Labo ruux ayaa xalay Saqdii dhexe abaarihii 2:30 habeenimo waxaa la soo dhigay Xeebtay Magaalada Dur Duri ee Gobolka… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo Soo bandhigay Qorshaha Amniga Dalka

Posted on April 16, 2017 by Cowke

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali kheyre oo xalay Muqdisho uga qeeybgalay Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir… Sii akhri

Shirka Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo Gaba Gabeeynayo

Posted on April 16, 2017 by Cowke

Waxaa Maanta oo Axad ah Taariiqduna ay ku beegantahay 16-ka April lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Magaalada Muqdisho… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Federaalka oo qado sharaf u sameeyey shaqaalaha Wasaaradda, kalana hadlay qodobo muhiim ah

Posted on April 16, 2017April 16, 2017 by Desk

Muqdisho, 16th April, 2017..Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayleh ayaa qado sharaf ugu sameeyey shaqaalaha Wasaaradda Hotel… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close