Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kuuriyada Waqooyi oo soo bandhigtay cududeeda Military

Dowlada Kuuriyada Waqooyi oo maanta u dabaaldagaysay dhalashadii Kim Il-sung oo ahaa Ninkii asaasay dalkaas ayaa soo bandigtay cududeeda Military… Sii akhri

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by Desk

Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay Shir ay maanta yeesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubinta ka ah

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by dalsan

Madaxweynah Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qayb galay shirka ay yeshaan  madaxda DFS iyo Dawladdaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho Kula kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 April 2017 kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dalka… Sii akhri

Puntland oo Amar ka soo saartay Urur diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by Desk

Puntland ayaa amaro kasoo saartay urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq, kulan ka dhacay Garoowe waxaa la faray laamaha amniga in ay soo… Sii akhri

Madaxweynaha Gelle: “Imaaraadku Dagaal Xoogan ayuu kula jiraa Djabouti la wareegitaankiisa Dekada Berbera”

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by Cowke

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle oo wareysi siinayay Wargeyska Tesfa News ayaa ka hadlay Dekadda Magaalada Berbera ee Gobolka… Sii akhri

Aabe Soomaaliyeed oo isku Dal Dalay Gobolka Togdheer

Posted on April 15, 2017 by Cowke

Wararka Ka imaanaya Deegaanka Galkhiifo oo ka tirsan Gobolka Togdheer ayaa ku waramaya in aabe Soomaliyeed oo isku daldalay deegaankaas… Sii akhri

Shirka Madaxda dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Muqdisho ka Furmaya

Posted on April 15, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka furmaya Shirkii ugu horeeyay ay wada yeeshaan madaxda Dowladda Cusub ee Soomaliya… Sii akhri

Diyaarado Dagaal oo duqeeyay Fariisimo Al-shabaab Gedo

Posted on April 15, 2017April 15, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ee Koonfur dalka Soomaliya ayaa ku waramaya in diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ay duqeeyeen Saqdii… Sii akhri

Agaasime Max,ed C/qaadir oo u kuurgalay Waxbarashada Gaalkacyo

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Dhiirane

Agaasimaha guud Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Maxamed Cabdiqaadir Cismaan  oo kormeeraya xaaladda guud ee waxbarashada Gobolka Mudug… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Diyaarad Daawo ah geysay Buuhoodle

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Buuhoodle gaarsiisay diyaarad siday shixnad isu jirta Daawo iyo Nafaqo. Diyaarada ayaa waxaa la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close