Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowlada Soomaaliya oo Diyaarad Daawo ah geysay Buuhoodle

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Buuhoodle gaarsiisay diyaarad siday shixnad isu jirta Daawo iyo Nafaqo. Diyaarada ayaa waxaa la… Sii akhri

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Desk

Hay,adda HARO oo deeq gaarsiisay in ka badan 2,000 oo qoys deegaanada Puntland

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Dhiirane

Hay,adda HARO ayaa 09-kii ilaa 14 bishaan ka qeybinaysa deegaano ka tirsan Gobolka Mudug deeq raashin iyo biyo ah  oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya.

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay xafiis kiisa uu ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 April 2017 kulan kula yeeshay magaalda Muqdisho gaar ahaan… Sii akhri

Tartan Kubadda Cagta ah oo loo soo gaba-gabeeyay Xaafadaha Bosaso

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post] Tartan ciyardeedkan loo qabtay 16-ka Xaafadood ee Bosaso, dhalinyaro kala matalaysay ayaa waxaa qabatay Hay’adda Ciidanka Xooga Puntland… Sii akhri

Weerar la haysatayaal lagu soo furtay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Cowke

Taliye ku xigeenka saldhiga booliska magaalada Balad weyne ee gobolka Hiiraan Nuur Xasan Bidaar oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in… Sii akhri

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Xilalkii ka qaaday Saraakiil Boolis ah

Posted on April 14, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu isbadal iyo xil ka qaadis… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo wax ka qabaneysa Cabasho ka soo yeertay Shacabka

Posted on April 14, 2017April 14, 2017 by Cowke

Wasaaadda Gaadiidka iyo Dekaddaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonto cawashooyin ay usoo gudbiyeen Gaadiidleeyda… Sii akhri

Maraykanka oo bamkii ugu weynaa ku riday Afghanistan

Posted on April 14, 2017 by Cowke

Milateriga Maraykanka ayaa markii ugu horaysay adeegsaday bamkii ugu weynaa ee aan nukliyeer ahayn, kaasoo ay la beegsadeen ururka isku… Sii akhri

In ka badan 130 arday oo ka qalin jabisay dugsiga Ibnu Baz ee magaalada Bosaso

Posted on April 14, 2017April 15, 2017 by Cabdiqani Boos

  Dugsiga waxbarashada ee Ibnu Baz ayaa waxaa ka qalin jabiyey arday farabadan, kuwaasi oo bartay Quraanka Kariim ah. Ardayda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close