Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasaarada Qorsheynta Puntland oo qabatay kulan ku saabsan waxqabadkeeda

Wasarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland ayaa maanta ku qabatey Magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland kulan looga hadlayo… Sii akhri

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Dhiirane

Real Madrid iyo Bayer Munich oo Caawa markale uu dhexmari doono kulan Xiiso badan

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Desk

Kooxaha Real Madrid iyo Bayer Munich ayaa Caawa isaga hor iman doona kulanka lugta labaad ee wareega Sideed dhamaadka koobka… Sii akhri

Gudoomiyaha Degmada Qandala: ”Malaha Awood ay Daacish ku qabsan karto Deegano ka tirasan Puntland

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Gudoomiyaha Degmada Qandal ee Gobalka Bari Jaamaca Maxamed Quurshe ayaa been abuur ku tilmamay in deegano hoosyimada Degmada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah Wasaaradaha Xukuumada

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Cowke

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaraddaha, isaga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo amar dul dhigay Safaaradaha Shisheeye ee degan Garoonka iyo Madaxtooyada

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Cowke

Ilo lagu kalsoonan karo ayaa PUNTLAND POST u sheegay in madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu  ku wargaliyay Safaaradaha degan Garoonka… Sii akhri

Guddi loo Magacaabay Wada-hadalka Ahlusuna iyo Galmudug

Posted on April 18, 2017April 18, 2017 by Cowke

Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan ay ka qeyb galeen madaxda Dowladda Dhexe ee Federaalka Soomaliya,kuwa Maamul goboleedyadda, iyo… Sii akhri

Galmudug iyo Ahlu-sunnah oo kuwada Wada hadlaya Muqdisho Maanta

Posted on April 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Sida uu qorshuhu yahay waxaa Magaalada Muqdisho ka furmi doona Wadahadalo lagu heshiisiinaayo maamulada Ahlusunna iyo Galmudug. Wadahadaladaan oo dowlada… Sii akhri

AKHRISO: Shirkii Madaxda Dowladda iyo Kuwa Maamul Goboleedyadda oo Lasoo gaba-gabeeyay

Posted on April 17, 2017April 17, 2017 by Cowke

Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16,… Sii akhri

Gudoomiyaha Cusub ee Xiriirka Kubada Cagta Qaarada Africa oo soo gaaray Muqdisho

Posted on April 17, 2017April 17, 2017 by Cowke

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Cusub ee Xiriirka kubada Cagta qaarada Africa ee Caf Ahmad Ahmad ayaa goordhaweyd Soo gaaray Magaalada… Sii akhri

Kulanka ay yesheen Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS oo laga soo saaray qodobo muhiima.

Posted on April 17, 2017April 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxda DFS iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah Dawladda Fadaralka ayaa maanta 17… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close