Wararka naga soo gaaraya Xaafada Islii Magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu xalay ku dhintay Muwaadin Soomaaliyeed.
Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa magaciisa lagu soo gaabiyay Maxamed Yuusuf waxaana uu kamid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee halkaasi ku sugan .
Muwaadinkaan ayaa u geeriyooday Koronto ku dhagtay xili ay socdeen roobab ma hiigaan ah Magaalada Nairobi.
Wariye Qaalid Xasan oo ah Wariye madax banana oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa PUNTLAND POST u xaqiijiyay dhimashada muwaadinkaasi Soomaaliyeed iyo qaabka ay u dhacday.
Wareeysigaan waxaa la yeeshay Cowke Hoos ka dhageyso.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho