Hirshabeelle” Dowlada Soomaaliya waxa ay hortaagantahay Hormarka Hirshabelle”

Maamulka Hirshabeelle ayaa qoraal cabasho ah oo ka dhan dowlada federalka Soomaaliya u gudbisay Senatada Aqalka Sare iyo Xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka soo jeeda Hirshabeelle.

Qoraalkan oo uu ku saxiixnaa Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Hirshabeelle Cabdikariin Cali Nuur ayaa lagu sheegay in dowlada federalka ay ka hortaagan tahay maamulka Hirshabeele inuu furto dekedaha iyo garoomada diyaaradaha ee ku yaal Hirshabeelle.

Hoos ka Aqriso Qoraalka.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho