Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado ka dhaceeysa

Xildhibaanada dowladda Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ahwaxa ay ku dooran doonaan madaxweynaha Cusub ee Maamulkaas,… Sii akhri

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by Cowke

Real Madrid oo guul ka gaadhay kulankii Champions League-ga ee Derby Madrid

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by Desk

Kooxda Real Madrid ayaa caawa garoonkeeda Santiago Bernabue ugu awood sheegatay kooxda ay deriska yihiin ee Atletico Madrid, ka dib… Sii akhri

Dowlada hoose Garowe oo ka jawaabtay cabasho uga timid Shacabka

Posted on May 2, 2017May 2, 2017 by Dhiirane

Xoghayaha Dowlada hoose Garowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan ayaa ka jawaabay cabasho reer Garowe ka muujiyeen qaabka Dowlada hoose uga hawlgashay biyaha… Sii akhri

Hay’adda maamul wanaagga Puntland oo ka digtay in si khaldan loo isticmaalo Mucaawinooyinkii iyo dhaqaalihii Abaaraha

Posted on May 2, 2017May 3, 2017 by Desk

Xafiiska Hay’adda Maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa dowladda puntland ayaa ka digay in si kaldan loo leexsado ama loo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo ka qeyb galay Madal looga hadlayey dar-dar galinta wax qabadka Xukuumadda

Posted on May 2, 2017May 2, 2017 by Desk

Ra’iisul wasaarah Xakuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay Madal looga hadlayey dar-dar galinta wax qabadka… Sii akhri

Madaxweyne Gaas” Galmudug haka shaqeyso Nabada Magaalada Gaalkacyo”

Posted on May 2, 2017May 2, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaasa yaa ku baaqay in si nabad ah loogu noolaado magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Shir hordhac u ah Shirka London oo Muqdisho ka furmaya Maanta

Posted on May 2, 2017May 2, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay shir balaaran oo hordhac u ah shirka ka dhacaya London… Sii akhri

Hirshabeelle” Dowlada Soomaaliya waxa ay hortaagantahay Hormarka Hirshabelle”

Posted on May 2, 2017May 2, 2017 by Cowke

Maamulka Hirshabeelle ayaa qoraal cabasho ah oo ka dhan dowlada federalka Soomaaliya u gudbisay Senatada Aqalka Sare iyo Xildhibaanada Aqalka… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhintay Xaafada Islii Nairobi

Posted on May 2, 2017May 2, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Islii Magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu xalay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Layeeshay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo  kulan muhiima kula yeeshay maamulka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close