Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Goob Dalxiis Oo Casri ah oo Boosaso Laga Hirgaliyey.

Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay laga furay xarun cusub oo loogu magacdaray beerta nasashada iyo jirdhiska ee… Sii akhri

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Cabdiqani Boos

Puntland oo looga digay halis ka dhalan karta biyaha roobka

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Dhiirane

Maareeyaha Hay’adda Musiibooyinka Dabiiciga ee Puntland (HADMA) Cabdullaahi Cabdiraxmaan Ceerow ayaa digniin kasoo saaray cudurro ka dhalan kara biyaha roobka… Sii akhri

SIDRA oo tababar cilmi baaris ah u qabatay Jaamacaddaha Puntland

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Dhiirane

Machadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA, ayaa maanta Garowe ku soo xiray tababar cilmi baariseed oo ay siinayeen 16 macalin… Sii akhri

Dowlada China oo maxaabiis ku wareejinaysa Puntland

Posted on May 1, 2017 by Dhiirane

Ciidamada Dowlada China ayaa lagu wadaa inay dhawaan ku wareejiyaan Dowlada Puntland maxaabiis burcad badeed Soomaali ah oo la qabtey… Sii akhri

Faahfaahin kasoo baxaysa shil khasaare geystay oo ka dhacay Garowe

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Garowe shil gaari oo sababay dhimashada ilaa 5 qof iyo dhaawaca 4 kale, ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku Xigeenka Dalka Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Cowke

Ra’isilwasaare xigeenka Ahna wasiirka arimaha Dibada ee dalka Jarmalka sigmar gabriel ayaa Goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wafdiga sigmar gabriel… Sii akhri

R/Wasaare Kheyre “Shaqadu waa nolosha iyo sumacada qofka, waana furaha hurumarka bani’aadamka”

Posted on May 1, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa munaasabada 1da May, 2017 oo ah maalinta shaqaalaha Adduunka ugu… Sii akhri

Soomaaliya iyo beesha caalamka oo u gogol xaaraya heshiis iskaashi oo heer sare ah

Posted on May 1, 2017 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula qaadatay saaxiibada beesha caalamka si loogu diyaar garoobo… Sii akhri

Shil Gaari oo khasaare geystay oo ka dhacay Kontoroolka Garoowe

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Cowke

Wararka saaka naga soo gaaraya Kontoroolka Bari ee magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxa ay ku waramayaan halkaasi uu… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Buuhoodle ku wajahan

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by Cowke

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Eng Cabixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Cameey iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close