Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Trump iyo Erdogan oo ku kulmay Washington

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa dalka Turkiga Erdogan ayaa ku kulmay Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka, waxa… Sii akhri

Posted on May 17, 2017May 17, 2017 by Cowke

Taliyihii hore ee Nabadsugida”Nabad Sugida in ay Na Beegsadaan Waa Wax Laga Xumaado”

Posted on May 17, 2017May 17, 2017 by Cowke

Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed C/raxmaan Tuur yarre Cumda ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo lagu soo dhaweeyay Garowe

Posted on May 17, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Shiikh Axmed ayaa maanta kazoo degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Garowe ka dib socdaal muddo dhawr… Sii akhri

PUNTLAND POST oo baaritaan ku samaysay been abuur ka dhan ah D/hoose Garowe

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by Dhiirane

PUNTLAND POST ayaa baaritaan dhab ah ku samaysay gabadh sawirkeeda loo isticmaalay Eedeyn ka dhan ah Xoghayaha Dowlada hoose GAROWE… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay qunsulka Masar ee Soomaaliya

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by dalsan

Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 16 May 2017 ku qaabilay… Sii akhri

Xoghayaha Dowlada hoose Garowe oo ka jawaabay eedeyn loo soo jeediyay

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by Dhiirane

Xoghayaha Dowlada hoose Garowe Cabdiqafar Cabdiraxmaan ayaa ka jawaabay Eedeyn ka dhan ah oo 15 May 2017 lagu baahiyay baraha… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dalka Sucuudi Carabiya

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by Cowke

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Warbaahinta PUNTLAND POST u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku wajahanyahay… Sii akhri

Cali Khaliif Galeyr oo ka hadlay kordhinta baarlamanka Puntland

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by Dhiirane

Cali Khaliif Galayr oo dad kula hadlaya fagaare ku yaala magaalada Buuhoodle ayaa ka hadlay dooda maalmihii lasoo dhaafey ka… Sii akhri

Askari isku dhax dal dalay Xabsiga Hargeysa

Posted on May 16, 2017 by Cowke

Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidamada Militariga Maamulka  Somaliland ayaa faah-faahin ka bixiyay  Askari isku dhexdilay xabsi ku yaal Magaalada Hargeysa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Oslo

Posted on May 16, 2017May 16, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa abaaro lixdii iyo badhkii maqribnimo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close