Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cali Khaliif Galeydh oo Caawa Tagay Hargeysa

Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa safar ku tagay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka… Sii akhri

Posted on May 20, 2017May 21, 2017 by Cowke

G. ku-Xigeenka Barlamanka iyo Wasiiru dowlaha Warfaafinta Puntland oo Wafdi Cumaaniyiin ah soo dhaweeyay.

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Desk

Guddoomiye ku-Xigeenka barlamanka Puntland iyo Wasiiru dowlaha wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, hiddaha iyo dhaqanka Puntland Dr.C.fitaax Nuur Ashkir ayaa maanta Wafdi… Sii akhri

Boqor Salmaan oo Riyadh ku soo dhaweeyey Donald Trump

Posted on May 20, 2017 by Desk

Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdulcaziz ayaa garoonka diyaarada caalamiga ah ee King Khalid ee magaalada Riyadh ku soo dhaweeyey madaxweynah… Sii akhri

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Qardho ku daahfuray Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Desk

Madaxweyne Ku Xigeenka  Puntland Ahna Sii Hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 20 May 2017… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Xaflad soo dhowayn ah loogu Sameeyey Magaalada Guthenberg

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd19/5/2017… Sii akhri

Boqorkii Basaaska ahaa ee Hal Milyan oo Dolar Bishii ka Qaadan Jirey Sirdoonka Mareykanka – W/Q: Abdulahi Nur Colombo

Posted on May 20, 2017 by Desk

Boqor Hussein bin Talal bin Abdullah bin Hussein bin Ali oo loogu yeeri jirey Boqor Xuseenkii dalka Jordan oo wadankaas… Sii akhri

Garowe: Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Desk

Guddoomiyaha Barlamaanka dowladda Puntland Axmed Cali ayaa maanta  daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland, isagoo… Sii akhri

Wasiir ku Xigeenka wasaradda Waxbarashada Puntland oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Gobalka Bari

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Cabdiqani Boos

Boosaso[Puntland Post]Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda iyo taclinta sare ee dawlada Puntland, Dr. Maxamed Cali Faarax, ayaa maanta magaalada Bosaso… Sii akhri

Sanad Barwaaqo oo lagalay Xareed iyo Cagaar yaala Dooxooyinka Qardho

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Cabdiqani Boos

Qardho-[Puntland Post] Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxay ka mid ahayd magaalooyinka uu sida wayn Roobku uga da’ay Dadkuna… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Daahfuraya Imtixaanka Fasalada 8-aad Iyo 12-aad Ee Puntland

Posted on May 20, 2017May 20, 2017 by Cowke

Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Cameey ayaa maanta Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ka Daahfuraya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close