Puntland oo sheegtay in uu dib u bilaaban doono dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garowe
Bosaso-[Puntland Post] Wasiirka wasaarada Duulista Hawada Puntland ayaa ku dhawaaqday in todobaadka nagu soo beegan ay dib u bilaaban doonto shaqada dhismaha…
Open this website in Safari first.
Bosaso-[Puntland Post] Wasiirka wasaarada Duulista Hawada Puntland ayaa ku dhawaaqday in todobaadka nagu soo beegan ay dib u bilaaban doonto shaqada dhismaha…
Xarunta maamulka gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ay ku qalin jebinayeen 26 arday oo machadka barashada…
Ra’iisul Wasaaraha XFD Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekadaha…
Madaxweyanha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi farmaayo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG dowlad goboleed Jubbland. Madaxweyne…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 06 June 2017 xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda…
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) aya saakay ku wajahan magalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubba-land. Madaxweyne…
Sarkaal ka tirsan Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ayaa u sheegay post-gazette in 15 duullimaad oo Diyaaradda Qatar airways ah ay…
Booliska magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa toogasho ku diley muwaadin asalkiisu Soomaali yahay kadib markii la sheegay in uu afduub u…
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa caawa digreeto uu soo saaray waxa uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey xubno…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad ciqaab ah oo loo heysto labo Nin oo…