Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Taliska Booliska Gobolka Mudug oo ka digay Weeraro ka dhaca Gaalkacyo

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland Aadan Nuur Qaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay xaalada Amni ee… Sii akhri

Posted on June 22, 2017 by Liban Yusuf

Dalladda PUNSAA oo Garowe shir kula yeelatay Guddiga Doorashada Somalia

Posted on June 22, 2017June 22, 2017 by Dhiirane

Kulan ka dhacay xarunta hay’ada cilmi baarista Puntland ee PDRC waxaana kulanka qabashadiisa iska kaashaday dalada daneeeyaasha aan dawliga ahayn… Sii akhri

Wasiir Juxa oo kulamo la qaatay Waxgaradka magaalada Gaalkacyo

Posted on June 22, 2017 by Liban Yusuf

Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo shalay galinkii danbe soo gaaray… Sii akhri

R/W Khayre oo kula la dar-daarmay Maamulka Gobolka Banaadir adkeynta Amniga

Posted on June 22, 2017June 22, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galey kulan Todobaad la ah oo ay iskugu yimaadaan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Kampala

Posted on June 22, 2017June 22, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda. Madaxweyne Farmaajo oo… Sii akhri

Ganacsato iyo Dad caan ka ah Gobalka Nugaal oo xirmaystay dhul-daaqsimeedkii xoolaha

Posted on June 21, 2017June 21, 2017 by Liban Yusuf

Dadka reer guuraaga ah ee ku nool Gobalka Nugaal siiba kuwa hoostaga magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ka… Sii akhri

Boqorka Sucuudiga oo wiilkiisa ka dhigay dhaxal sugaha Boqorka

Posted on June 21, 2017 by Liban Yusuf

Boqarka dalka Sucuudiga Salman bin Cabdicasis ayaa wax ka bedel ku sameeyay dhaxalka Bortooyada dalkaas, isagoo wiilkiisa Maxamed bin Salman… Sii akhri

Guddiga Tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo gaarey gobollada Sool iyo Cayn

Posted on June 21, 2017 by Jama Farah

Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey gobollada Sool iyo Cayn si’ ay halkaasi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xildhibaano Mooshin kawada

Posted on June 21, 2017June 21, 2017 by Cowke

Kulan u dhaxeeyay tobanan ka tirsan xubnaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo madaxeynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xalay ka… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo saxiixay Mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare Kheyre

Posted on June 21, 2017June 21, 2017 by Cowke

Ilo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in tiro Xildhibaano ah oo ka tirsan Golaha Shacabka baarlamanka Federaalka Soomaliya iyo aqalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close