Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo saxiixay Mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare Kheyre

Ilo lagu kalsoonan karo ayaa xaqiijiyay in tiro Xildhibaano ah oo ka tirsan Golaha Shacabka baarlamanka Federaalka Soomaliya iyo aqalka… Sii akhri

Posted on June 21, 2017June 21, 2017 by Cowke

DF:- “Al-Shabaab Dadka Muqdisho waxa ay u diidayaan Maalmaha Ciida”

Posted on June 21, 2017June 21, 2017 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya Eng C/raxmaan Cumar Osmaan yariisow ayaa ku eedeeyay dagalyahanada Al-shabaab in… Sii akhri

Faahfaahin: khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on June 20, 2017June 20, 2017 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 11-qof  ayaa ku dhimatey oo la kala garan La’ yahay  Meydadkooda, 22 kalena way ku dhaawacmeen oo… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on June 20, 2017June 20, 2017 by Cowke

Waxaa Goordhow Qarax laga soo buuxiyay gaari  uu ku qarxay meel aan sidaasi uga fogeeyn xarunta degmada wadajir ee Muqdisho.… Sii akhri

Wasiir Islow oo ka hadlay xirnaanshaha qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho.

Posted on June 20, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa ka hadlay sababta loo xiray Jidadka dhax mara qaar kamid ah xaafadaha magaalada… Sii akhri

Daawo:-PUNTLAND POST oo gorfeyn adag ku samaysay Waxbqabadka Madaxweyne Gaas

Posted on June 20, 2017 by Dhiirane

PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa dood xasaasiya oo ku saabsan gorfeynta Waxqabadka Madaxweyne Cabdiweli Gaas tan iyo intii ka dambeysay… Sii akhri

Yuusuf Garaad” Dalka Keliya ee Soomaaliya Wax U Qabtay Waa Turki”

Posted on June 20, 2017June 20, 2017 by Cowke

Wasiir Arrimaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya  Yusuf Garaad Omar ayaa  sheegay In Turkigu yahay dalka keliya ee Soomaaliya wax muuqda u… Sii akhri

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo dib u eegaysa waxqabadka 6-dii bilood lasoo dhaafay

Posted on June 20, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta ka furmay xarunta Wasaarada Caafimaadka ee magaalada Garowe shir ku saabsan dib u eegis wasaaraddu ku samaynayso waxqabadkeeda… Sii akhri

Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ee Gobolka Banaadir oo la qabtay

Posted on June 19, 2017June 19, 2017 by Liban Yusuf

Wasiirka Amniga dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay madaxii amniyaadka Al-shabaab ee Gobolka Banaadir.… Sii akhri

Photo News:- Madaxweyne Gaas oo Lacag ku wareejiyey Guddiyada Dhismaha Airport-ka Garowe iyo Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

Posted on June 19, 2017June 19, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 June 2017 ku wareejiyey Saddex Milyan Iyo Shan Boqol… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close