Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo Furaya Kalfadhiga Baarlamaanka

Maanta oo sabti ah taariiqduna ay ku beegantahay 08-07-2017 waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu… Sii akhri

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Cowke

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Kenya oo goordhaweyd geeriyooday

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Cowke

Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya Joseph Nkaissery ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaalka Karen Hospital ee magaalada Nairobi. Wasiir Joseph… Sii akhri

Cumar C/rashiir oo dhaliilay Go’aanka dowladda Soomaaliya ee Khilaafka Carabta

Posted on July 7, 2017July 8, 2017 by Liban Yusuf

Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke oo horey labo jeer u soo noqday Ra’iisul wasaare Soomaaliya hadana ka tirsan mudanayaasha Aqalka sare… Sii akhri

Garowe:-Aabe dhalay 6 caruur ah oo codsi u direy Ummadda Soomaaliyeed

Posted on July 7, 2017July 7, 2017 by Dhiirane

Sulub Maxamed Diiriye Shire waa Aabaha dhalay 6 caruur ah oo ku nool magaalada Gaalkacyo, waana miskiin aan cago lahayn… Sii akhri

Xulafada Sucuudiga oo sheegay in ay tallaabooyin hor leh ka qaadi doonaan Qadar

Posted on July 7, 2017July 7, 2017 by Liban Yusuf

Xulafada Sucuudiga ee muranka Diblomaasiyadeed uu ka dhexeeyo dowladda Qadar ayaa diidmadii 13-kii dalab ku macneeyay mid khatar ku ah… Sii akhri

Ahlusunna oo eedeysay dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on July 7, 2017July 7, 2017 by Liban Yusuf

Ahlusunna Waljamaaca oo ka arimisa qeybo kamid ah gobolada dhexe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka gaabisay wax… Sii akhri

Ciidamada PSF Puntland oo burburiyay saldhigyo Shabaab ku lahaayeen buuraha Galgala

Posted on July 7, 2017July 7, 2017 by Dhiirane

Wararka laga helayo Buuraha Galgala ayaa sheegaya in ciidamada PSF ee Puntland burburiyeen 2 saldhig oo ay buuraha silsilada Golis… Sii akhri

Taliyaha Ciidanka Kumaandoosta Puntland oo ka tacsiyeeyay dilka Ganacsade Jaxeer

Posted on July 6, 2017 by Dhiirane

Ganacsade Cabdirissaq Muuse Nuur (Jaxeer) oo kamid ahaa waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa galinkii dambe ee maanta u geeriyooday Qarax loogu… Sii akhri

Puntland oo xukuno ku riday 11 qof oo lagu eedeynayo Al-shabab iyo Daacish

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Dhiirane

Maxkamadda ciidamadda Qalabka sida ee 5ta gobol Puntland oo maanta la horkeenay 11 eedaysane oo 8 ka mid ah lagu… Sii akhri

Puntland oo Al-shabaab ku eedeysay diidmada lacagta shilinka Soomaaliga

Posted on July 6, 2017July 6, 2017 by Liban Yusuf

Puntland ayaa Al-shabaab ku eedeysay qalalaasaha ka taagan gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ee ku aadan diidmada lacagta shilinka Soomaaliga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close