Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Warbixin: Wadanka South Sudan oo 6 Sano Jirsaday

Wadanka Koonfurta Suudaan oo ah Wadanka ugu da’da yare dunida ayaa maanta 6 sano jirsaday, isaga oo maanta oo kale sanadkii… Sii akhri

Posted on July 9, 2017July 9, 2017 by Cowke

Dowlada Soomaaliya oo la wareegtay Qalabkii lagu hagi lahaa hawada Soomaaliya

Posted on July 9, 2017July 9, 2017 by Cowke

Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa la wareegtay qalabkii lagu hagi lahaa Hawada Soomaaliya. Munaasabad kooban… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay heshiiska Dekedda Berbera

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta ka qeyb galay furitaankii kal-fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka 10-aad ayaa markii… Sii akhri

President Farmaajo Opens The Second Parliamentary Session of The House Of The People

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Liban Yusuf

Mogadishu, 8th July, 2017: The President of the Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abdullahi Farmaajo has officially opened the… Sii akhri

Akhriso:- Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ee Furitaanka Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Shacabka

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Liban Yusuf

Bismillaahi Raxmaani Raxiim Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xildhibaannada sharafta leh ee Golaha Shacabka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay Furitaanka Kal-fadhiga 2-aad ee Golaha Shacabka DFS

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 08 July 2017… Sii akhri

Somaliland oo Xabsiga dhigtay Wariye Cumar Seerbiya

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Cabdiqani Boos

Hargeysa- [Puntland Post] Wariye Cumar Seerbiya oo ka tirsan Wariyaasha Idaacadda Goobjoog ee magaalada Muqdisho, ayaa lagu xiray magaalada Hargeysa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo furay Kal-Fadhigii 2-aad ee Baarlamaanka 10-aad

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2-aad ee Baarlamaanka 10-aad ee Jamhuuriyadda. Madaxwaynaha… Sii akhri

Donald Trump iyo Vladimir Putin oo heshiis gaaray

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Ruushka Donald Trump iyo Vladimir Putin oo kulan ka fool ka fool ah yeeshay ayaa ka wada… Sii akhri

USA: Ardey Soomaali ah oo deeq waxbarasho helay

Posted on July 8, 2017 by Liban Yusuf

Sanad walba xilligan oo kale waxaa magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu talo galay ardada dhamaysatay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close